Muxuu Ruushku ka yiri dayuurad lagu eedeeyey inuu ka burburiyey Mareykanka?

Ruushka ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wararka  iyo eedeymaha sheegaya iney soo rideen dayuurad aan duuliye laheyn oo Mareykanku lahaa taasoo dul mareysay badda madow Wasaarada difaaca Ruushka ayaa sheegtay in diyaaradda aan duuliyaha laheyn ee MQ-9 ay ku duuleysay meel ku dhow dhul badeedka Crimea oo ay Ruushka 2014-kii qabsatay. Sida ay sheegeen … Continue reading Muxuu Ruushku ka yiri dayuurad lagu eedeeyey inuu ka burburiyey Mareykanka?